Bambaanooyin Lagu Weerar Masjid Ku Yaalla Muqdisho
2012-01-24
Kooxo aan la garnayn ayaa Caawa Bambaanooyin ku Weeraray Masjid ku yaalla Magaaladda Muqdisho gaar ahaana Degmadda Dharkeeynley,sida ay innoo xaqiijiyeen Dad goob joogayaal ahi.
Warar-ka ka imaanaya Magaaladda Muqdisho ayaa Sheegaya in Qaraxu uu Sababay Khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac,kuwaasoo soo gaaray Dadkii Masaajidka ku tukanayay Salaaddii Cishe.
WaryaTv Kala Soco Wixii Wara Oo Ku Soo Kordha.
WaryaTv Muqdisho-Somalia









