Khudbadda Sanadlaha Ee Madaxweyne Obama Daawo

2012-01-25

 Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa xalay jeediyay daqiiqado ka hor soo Gabagabeeyey Khudbadda Qaranka ee Sannadlaha ah ee lagu magacaabo State of the Union Address

Madaxweyne Obama ayaa u adeegsaday qudbadiisa oo aheyd tii sadexaad ee nooceeda ah Ee uu jeediyo intii uu madaxweynaha ahaa,  Qorshe qorsha cusub oo dhaqaalaha Mareykanka lagu kobcinayo, kaasoo buu yiri aysan ka faa’ideyn oo kaliya dadka hantileyaasha Ah balse muwaadin kasta oo mareykan ah.

Daawo:-





WaryaTv Muqdisho-Somalia

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com