Qarax Ka Dhacay Magaaladda Belad-xaawo Ee G/Gedo
2012-01-25
Qarax ayaa ka dhacay Magaaladda Belad-xaawo ee Gobalka Gedo,sida ay ku soo Waramayaan Dadka Degaanku.
Qaraxa oo aan la ogeyn waxyaabaha loo adeegsaday ayaa ka dhacay Saldhig Booliis oo ku yaalla Degmadaasi.
Goob joogayaal ayaa ku soo Waramaya in Qaraxa ay waxyeelo ka soo gaartay Ciidamadda ka tirsan DKMG ah.
Ugu ma jirto ilaa hadda cid ka hadashay Qaraxaasi oo ka tirsan Saraakiisha Dowladda KMG ah.
WaryaTv Muqdisho-Somalia









