Xassan Daahir Aweys Aabihi Oo Ku Geeryooday 90-Sano

2012-01-26

 ALLE ha u naxariistee waxaa Xalay Degaanka Ceelasha Biyaha ku geeryooday Macallim Daahir Aweys,sida uu xaqiijiyay Sheikh Xassan Daahir Aweys.

Marxuumka ayaa Maalmahaan ku xanuunsanahay Ceelasha Biyaha,waxaana Saacadaha soo socda lafilayaa in lagu aaso isla Degaanka Ceelasha Biyaha.

Ugu dambeyntii Marxuum Daahir Aweys oo ahaan jiray Bare Qur'aan ayaa ku geeryooday 90-sano jir,sida uu xaqiijiyay Wiilkiisa Xassan Daahir Aweys.

WaryaTv Muqdisho-Somalia

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com