Xaaska Hosni Oo Fariis Codsi Ah U Dirtay Boqoradda UK

2012-01-26

Xaaska Madaxweynihii hore ee Dalka Masar Hosni Mubarak Haweeyda lagu Magacaabo Suzanne Mubarak ayaa Fariin Codsi ah u dirtay Boqoradda Ingriiska Queen Elizabeth.

Suzanne Mubarak  ayaa Fariisnta Codga ah Boqoradda Ingriiska u marsiisay Safaaradda Britain ee Magaaladda Qaahira ee Dalka Masar.

Suzanne Mubarak ayaa Boqoradda Ingriiska ka Codsatay in ay ku Caawisyo in  Hosni Mubarak loo qaaday Britain si halkaasi loogu dabiibo.

Hosni Mubarak ayaa loo haystaa isago iyo Wiilashiisa Dilka 800 oo Mudaharaadyaal ah iyo ku takri fal Hanti Ummadeed.

WaryaTv Muqdisho-Somalia

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com