100 Ku Dhitay Daawo Sumaysan Oo Ay Qaateen + Video
2012-01-26
Dad Boqol kor u dhaafaya ayaa Naftooda ku waayay ka dib markii ay qaateen Daawooyin sumaysan,sida ay Shaaciyeen Saraakiisha Caafimaad Dalka Pakistaan.
Isbitaaladda Magaaladda Lahore ee Dalka Pakistaan ayaa la Ciir Ciirayay tiro kale oo Dad ah kuwaasoo ay waxyeelo ka soo gaartay Daawooyinkaas Sumaysan.
Qaar ka mid ah Mas'uuliyiinta Farmasiyaasha Daawooyinkaan Dadka laayay ayaa la xiray waxaana la waydiinayaa Su'aallo.
Daawo Muuqaalka:-
WaryaTv Muqdisho-Somalia









