Suudaan Iyo Angola Oo Isku Mari Waayay 2-2 + Sawiro!
2012-01-27
Xulalka Kuubadda Cagta ee Dalalka Suudaan iyo Angola ayaa isku mari waayay 2-2 ka dib Ciyaarka mid ah Ciyaaraha Qaramadda Qaaradda Africa oo dhex martay.
2-dda Gool ayaa Xulka Suudaan waxaa u dhaliyay Xidgooda Bashiir halka Angola-na uu u dhaliyay Laacibkooda Manucho.
Tartanka Kuubada Cagta ee Qaramadda Qaaradda Africa oo soo bilowday 21-kii Bishaa ayaa lafilayaa in uu soo gaba-gaboobo 12-ka Bisha February.
Daawo Sawiradda:-





WaryaTv Muqdisho-Somalia









