Madaxweyne Shariif Oo U Amba-baxay Dalka Ethiopi-ya

2012-01-27

Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Wefdi uu Hogaaminayo ayaa goor dhaweyd ka dhoofay Magaaladda Muqdisho.

Sheikh Shariif iyo Wefdiga oo Hogaaminayo ayaa u amba-baxay Magaaladda Adis Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopi-ya halkaasoo uu ka dhicayo Shir Madaxeedka Midowga Africa.

Madaxweyne Shariif ayaa lafilayaa innuu Shirka ka jeediyo Khudbad uu uga hadlayo Xaaladda Dalka Soomaaliya ee xilligaan iyo siddii loo sii wadi lahaa Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

WaryaTv Muqdisho-Somalia

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com