Meles Zenawi'' Kama Baxayno Soomaaliya Ilaa ................
2012-01-28
Ra'iisul-wasaaraha Dowladda Ethiopi-ya Meles Zenawi ayaa Sheegaya innay Ciidamadoodu ku sugnaan Doonaan Soomaaliya inta goobaha ay gacanta ku hayaan ku wareejinayaan AMISOM.
Ciidamadda Xukumadda Ethiopi-ya ayaa haatan gacanta ku hayo qaybo ka mid ah Gobalka Hiiraan halkaasoo ay dhawaan ka saareen Dagaalyahanadda Al-Shabaab.
Dhinaca kale warar aanu helnay ayaa Sheegaya in Ciidamadda Ethiopi-ya ay qorshaynayaan innay Weeraraan Magaaladda Baydhaba ee Xarunta Gobalka Bay.
WaryaTv Muqdisho-Somalia









