Shir Looga Hadlayo Soomaalia Oo Ka Furmaya Nairobi
2012-01-28
Shir looga hadlayo Arrimaha Dalka Soomaaliya ayaa Saaka ka dhacaya Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya,waxaana ka soo qeyb galaya Xildhibaano iyo Mas'uuliyiin ka socda Hay'ado Caalamiya.
Warbixin Iyo Muuaal Naga Fisha.
WaryaTv Muqdisho-Somalia









