Al-Shabaab ''Aweys Ayaa Dagaaladda Hogaamin Doona
2012-02-22
Urur-ka Al-Shabaab ayaa Sheegay in Dagaaladda xilligaan uu Hogaamin doono Sheikh Xassan Daahir Aweys,maadaama haatan lagala wareegay Degaano iyo Gobolo Muhiim u ahaa.
Saraakiisha Al-Shabaab oo Kullan yeeshay ayaa Xassan Daahir Aweys u doortay innuu Hogaamiyo Dagaaladda haatan lagula jiro Ethiopi-ya,Kenya iyo AMISOM.
Ciidamadda Huwanta ayaa Dagaalyahanadda Al-Shabaab kala wareegay Degaano Muhiim ah,waxaana ugu dambeysay Magaaladda Baydhaba ee Xarunta Gobalka Hiiraan.
Sheikh Xassan Daahir Aweys ayaa in baddan ku soo jiray Dagaaladda ka jira Soomaaliya,waxaana la aaminsanyahay innuu aa-aasay Islaamiyiinta ka jira Soomaaliya.
WaryaTv Muqdisho-Somalia

