OROMADUBA WAY BADAN TAHOO WAANA LA AMRAAYE
2009-12-14
Oromaduba way badan tahoo waana la amraaye !Waxa aan markahore salaan qaaliya halkan uga soogudbinayaa bahda shebekedda
Warya tv iyo dadka reer somaliland ee weli damaiirkoodu shaqaynayaba.
Haddi aan u dhaadhaco mawduucaygan iyo waxa igu kalifayba. Ugu horeyn waxa
wax laga xumaado ah in lakala saariwaayo masiirkii ummaddi lahayd, dan
shiqsiyadeed iyo maalin dagaal horseed u ah bahdilaad , damiir la*aan magac
xumo kugu dhigta oo aan weliga kaa hadhin iyo magacyo badan oo laguu bixiyo,
haddaba arimahaa iyo xogo badan oo aan ku eegayo waxyaalihii ka dhacay
Somaliland sideeddii sannadood ee Riyaale wadanka maamulayey. Ugu horeyn
waxa iweydiintu tahay muxuu riyaale ahaan jirey ? muxuu iminkase yahay?
yaase ka dhigay? miyaa cid kale oo dhaanta lawaayey? .jawaabta waxa aan u
dhaafayaa akhristayasha waxa aanse ka afeefanaya haddii dadka qaar ku soo
jawaabidoon Haa! waxa lagama maarmaan noqonaysa in General Mohamed Saed
Morgana uu noqon doono wasiirka gaashaandhiga somaliland.
Waxaan kale oo aan rabaa in aan halkan ku iftiimiyo sida Qabaa'illada
somilidu kala duwan yihiin, hammi siyaasad ahaaneed, awood ahaan iyo xagga
garaadkaba waa xaqiiqo dhab ah jirta in uu jiro kala duwanaansho weyn oo
dhan kastaba daraasad badan oo la sameeyeyna waxa la ogaadey in somalida
sadex Qolo ee ugu garaadka hoosaya sadedaa qolo oo kala ah HAWIYE ISAAQ
iyo OGAADEENKA waxaana lagu sababeeyey dhawr qodob:- Haddaan ku horeyno
Isaaqa waxa ay dadka kaga duwan yihiin,
1) Dadka Isaaqa waxa ku badan Nacaska, qabyaaladiistaha danaystaha, doxoraha
, badhiwalayaasha .waxa taa dheer Isaaqa waxa laga heleyaa 100 JIR ku
odhanaya (axdiga illahay haddii Riyaale inaga tago waynu baaba*aynaa ama
waynu isdilaynaa) taasina waxa ay muujinaysaa garaadka ama guurtinimada
odayga Isaaq waqdigan casriga ah ee dinidu horumarka baaxadaa leh ku
talaabsatay lamayo uu odayga isaaq taagan yahay iyo sida garaadka iyo
fahamkiisu u hooseeyo taasina waxa ay sababtay in bulshawaynta isaaq mar
walba noqoto mid had iyo jeer soo wajaho jaahwareer, calaacal iyo tafaraaruq
aan kasoo kabasho lahayn hogaankeeduma gacanta u galo dad aan ehel u ahayn
lagasoo bilaabo 1960kii markii ingiriska xoriyada laga qaatay taasina waxa
ay keentay in qofka beeshaa u dhashay aamino in aan Isaaqu is xukumi karin
xataa kii mutacalimka sheeganayey ayaa sidaa qaba, taasina waa ta maanta
madaxweynaha ka dhigtay Daahir Riyaale oo aynu garanayno waxa uu shalay ahaa
.
Dhinaca kale haddii aan eegno qurbajooga u dhashay beelaha Isaaq waxa ay
waqtigoodii qaaligahaa ku lumiyeen in ay paltalka iska caataan habeen iyo
maalin iyaga oo qabiil qabiil u kala safan halkii ay la qabsan lahaayeen
caalamkaa siraadan ama ay naftooda iyo ta ubadkooda ku dadaali lahaayeen
dadkoodii iyo dalkoodana wax u tari lahaayeen taasina waxa ay ka mid tahay
dhibaatooyinka bulshadan dibudhaca ku haya ee ay labaaxaa degeyso.
la soco qaybta kale
jama mohamed mohamoud/finland/Helsinki









