NIN UDUB DOORTEY WAA NIN IS TOOGTEY‏

2009-12-18
waxa aan mara hore halkan ka salaamayaa dhamaan shaqlaaha ugu hufnaanta 
badan ee waryatv.com
waxa aanku soo noqondaanaa maqalaakeygan xaga sare u xardhan ee ah nin udub
doortey waa nin istoogety waana run nin udub maanta doorety oo yidhi
marlabaad ayaan u codynayaa xukuumadna kaligii talisnimo aan caalamka laga
arag ka wada somaliland wax aan u sheegaya raga maanta udub ku galay (min
qaada) waa ayaan darro weyn ragaa in la falay iyo nin guryahooda warabe lagu
horqaley garanmaayo waxa aan leeyahay waar shacabka somaliland ha u
codeynina udub oo doorta ha wax idiin qabanaya ee dalka horu mar
gaadhsiinaya shacabka somaliland waxa anleeyahay markii hore ee aad udub u
codeyseen alle nabar gardaro ha idiinka dhigo markalena hau codeynina waa
ayaan daro in hogaamiye kaligiii taliye rayaale haysto wadanka mudo ku dhaw
8-sano waxa aan leeyahay rayaale adeer shacabka somalialdn waxba waad u
qabanweydey intii aad dlada dalak haystey ee aanu kuu duceynee kursiga u
baxee axsaabta mucaaradka ah ee wadanka wax u qabanaya .

xisbiga talada haye ee udub waxa uu la soo baxay dhaqamo xun xun oo aan loo
dul qaadankarin dhalinyartii xaafadaha ayaa waxa uu siiyaa maandooriyayaal
oo uu ku leeyahay ii codeeya anaa idinsiinaya waxa aad doontaan oo xataa
gawaadhi anaa idiin iibinayee.dhalinyarta waxa aan leeyahay walaalayaa
sxbayaal udub waxa ay idin galineysaa khatar weyn oo xataa waxa ay idinka
lumienysaa mustaqbalkiina ee udub ninka hadal haya e faanaya ka durka waxa
uu wadaa cudur aan daawo lahayn ilaahay oo kaa daweeya mooyaane oo udub haku
raacina qaadka ama sigaarka labaduba wax aay idinka luminayaan
mustaqbalkiina

Awbidaar / Hargeysa
Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com