gabiley iyo oodweyne maxaa isaga gidhiish ah
2009-12-25
waxaan halkan ka salaamayaa warbaahinta madaxa bannaanSALAAN KABIB
waxaan la hadlayaa nin yar oo warmaqaba ah oo had iyo jeer waxaanloo joogin
ku nacnaleeya oo aan cilmi iyo caqli midna aanlahayn oo ay sheeksdiisu tahay
ha la maqlo -halagu maqle' maxaad tidhi GABILEY IYO ODWEYNE miyaad tidhi
oodweyne waa tuulo kamid ah tuulooyinka somaaliland
gabileyna waa magaalo ka mid ah magaalooyinka waaweynee somaliland
haddaba waxaan la yaabanahayn kan yar ee [KUUL CARRO ]waxa uu had iyo jeer
ugu hadaaqayo gabilay maxaase laga siiyaa mise waxa laguu yidhi waxwalba
kuul carraa leh adeer kuul carro waa reer oodweyne ee reer gabiley maaha
oodweyne
waa dagmo la mid ah dagmooyinka somaliland sida= qoyta =dhoqoshi =faraweyne
=xariirad =sayle bari =qul.ujeed =boon =garba dadar= cadmadooni=xiingalool=iwm
gabiley
waa magaalo kamid ah magaalooyinka waaweeyn ee somaliland sida =hargeysa
=burco =barbara =boorama =laascaanood = ceerigaabo
adeer sangadhuudhiyow[sanwaa] mar danbe ha isbarbar dhiginmagaalo iyo tuulooyin
waana markii saddexaad ee aan akhriyey adoo isbarbar dhigaya gabiley iyo oodweyne
adeer oodweyne uma diiddani inay gobal noqoto laakiin sidan jar iska xuurka ah
ee aad wax u wadda maaha sidii wax lagu helayay ee waa kuu doqonniimo
mase hubtaa inay oodweyne qobolqaadi karto ?
mase umalaynaysaa inuu cawil aqbalo gobolnimada oodweyne?
mise hubtaa inuu ina riyaale yeelayo hunnuu hannadan ?
GABILEY
gabiley waa gobolka kowaad xagga waxsooraarka ee somaliland
gabiley waa gobolka labaad xagga dhaqaalaha ee somaliland laga reebo BARBARA
gabiley waa gobolka saddexaad xagga tirada dadka laga reebo hargeysa IYO BURCO
gobolnimad
shuruudo ayay leedahay ee maha wax aayaruun la iska bixiyo ee ma hubtaa inay
oodweyne shuruudaha buuxin karto ? haddii ay shuruudaha buuxiso way helaysaa
marka uu madaxweyne mujaahid alxaaj axmad maxamad maxamuud [SIILAANO]
XILKA dalka la wareego haddii alla yidhaa intaa ka hor meelahaagaa ka qaylqayli
amma sidii [MINGISTE] toobbad keen oo sadaqadda ururso kadib markii uu daadku
qaaday ee u adkaysan KARIwaayay dhirbaaxooyinkii [DHiRBBAAxooyinkii]mujaahidiinta
nabaadiino
somaliland ha noolaato
oodweyne ha noolaato
gabiley ha noolaato
elmi wadhawr dharar
qodal99@hotmail.com
hargeysa
somaliland