Ururka Midawga Africa oo Bedalay Magacoodii Hore
Libya/Sirta (Waryatv.com), Ururka midawga afrika oo maalintii doraad ahayd oo bishu ahyd 01 julay 2009 uu shirkii madaxda afrikaan-ku uga furmay dalka liibiya gaar ahaan magaalada sirte.
Urukan midawga
Ururku waxa uu soo maray mar-xalado kala duwan, waxaana hore loo odhan jiray xiligii la aas aas-say Organization of Africa Unity (OAU).
Shirkan hada ka sofda magaalada Sirte ee
Waxaana ururka midawga Africa laysa qaatay in loo bixiyo magac cusub, waxaana magacaas miiska soo saaray hogaamiya
In kastoo ay ka biyo diideen wadamo ay ka mid yihiin
Xukumadan cusub ee
Sidoo kale waxaa habeenkii xalay ahaa laysla qaatay in xukumada cusub ee African Authority (AA) ay yeelato madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen iyo ugu yaraan 10 xoghaye.
Xafiiska Wararka Waryatv
Reported by:-
Max'ed Max'ud Haybe
M.Taajir









