Daalim intuu umad xasuuqey intii ka badbaadey la ooyaya, Sababtuu ula ooyayey.
2010-01-15
Waxaa la yidhi bahal ceedhin ma daayo oo nina caadii ma baajo, bal
dad allaw ninka maalin walba dalkan yare dadkiisu waxay u soo mareen la
ogaa ee nacas nimada loogu dhiibay doonaya waxii ka hadhay in uu u
laablaabo eega.
Waxaa layidhi nin daalin ahaabaa berri reero ragii ka maqanyahay oo maato iyo caruuri joogto hellay dabadeedna wuu rogay oo colbuu geliyey waxaa ka baxsaday in yar in tii kalana way lee,atay dabadeedna intii yarayd ka baxsatay oo ooyeysa ayuu hadana helay isna wuu ooyey dadkii baa ku yidhi war daalinaw maxaad la ooyeysaa ileyn anagu waxaanu la ooyeynaa waxaad samaysaye, waxuu yidhi waxaa la ooyayaa intiinaa yar siday iiga baxsatay oo welli sii nool.

Dadka reer Somaliland ee maantaa joogaa waa intii ka hadhay
xasuuqii taliskii siyaad barer miyeynu isku diidanahay taa jawaabtu waa
maya ina reyaale waxuu ahaa kornaylkii nabadsugida ee berbera waxuu
joogay oo uu qayb ka ahaa maalmihii dadka qoorta lagaga goynayey
mindida mariidka ah waxaanu ka mid ahaa kuwii go,aankaas gaadhay ee
gudidii nabad gelyada,waxuu joogay oo xukunkaa dhacay kuwa gaadhay ka
mid ahaa maalintii markabkii mastaafuriska ahaa ee jidda laga keenay la
kala saaray ee waxii isaaq gooni loo saaray dabadeedna meel ay raq iyo
ruux ay ku danbeeyeen aan ilaa maanta lahayn.Miyaanu ahayn ninkaas in
tii ka baxsatay ka daba ooyaya ee sidii uu u layn lahaa falawgeed
haya.maantana waxuu ogaaday in commission dhexdhexaad yahay oo
laaluushkii iyo qudhun la wareegayey uu marsiin waayey ayuu waxuu
damcay in hadana nacasnimadiisa guurtidu dib ugu
jadiidiso intaan commisionku caday maalinta doorashada, taana uu ka
horaysiiyo ridista dhugad iyo saleebaan.Waxaa la yidhi dawaco halkay
macal ku baratay ayey macaluul ugu bakhtitaada u malaynmaayo in badan
oo hore ayey kuu shaqaysay ee inay maantaa kuu shaqaynayso
Waxaase aan waxba ahayn kuwa ilaa maanta oo dadwaynihii somaliland
ogaadeen daba socda ee uu soo dirayo sida kan fure la yidhaaho ee uu
soo furaystay.
Xildhibaan dhugad maanta laguma barane horaa laguu yaqaanay
maalmihii ugu kululaa ee dadkeenu dabka saaraa ee snm iyo ciidankii
siyaad barre is hayeen wuxuu ahaa rukumadii ay snm ku taagnayd ee waxuu
maal iyo rag iyo baabuur lahaaba u huray,waa ragii go,aanka wax ku
oolka ah lahaa xagay jireen maalintaa kuwan ay imminka is haystaan
waxuu ahaa maalintii ciidankii siyaad barre damcay inuu xagga ogaadeeniya inaga soo galo oo sandwich laynaga dhigo ragii sutitida u qabtay ciidankaas jabhadaysnaa ee siyaad barre waday waa ninkii ay hororkii ciidankaas watay ay is haleeleen ay laysu dhaartay ee uu hororkaasi yidhi berkadaada tuuryo ayaa qayb la ii siiyey markii xoolaha isaaq la qaybsaday, ee isna uu yidhi bakhtigaaga ayuun baa berkadaa la ag dhigi ee ay sidii noqotay ragani xagay jireen maalintaas.

waxaanu leenahay xidh ilaa uu imanayo gudoomiyihii waxaa la yidhi karis xun iyana wax kula laaluushba maxay u soo qaadan
abdulalim
UDHIS UK
UDHIS UK