Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal cali waraabe oo Waraysi Dheer siiyey shabakadaha WaryaTV iyo Saraarnews
2010-01-31
Hadaba halkan ka dhegayso
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka
ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo imika booqasho ku jooga wadanka
Sweden ayaa waraysi aad u dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyey
shabakadaha wararka ee WARYTV iyo SARAARNEWS, waraysigaas oo
gudoomiyuhu kaga hadlayo xaalada guud ee wadanka iyo Arimihii ugu
danbeeyey ee soo Kordhay. Arinta Guurtida, xaalada gobolka sool,
waxqabadka Xukuumada Riyaale iyo Ujeedada Booqashadiisa ayuu si
faahfaahsan uga warbixiyey Gudoomiyuhu, 

© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.