Duq 69 Jir Ah oo DJ Noqotay
2010-03-06
Ruth Flowers,69 jir,waa Dj-yad u dhalatay Dalka Ingiriiska,waxayna inta baddan jeceshahay inay dareenkeeda muujiso iyadoo isticmalaysa Music.waxay jeceshahay inay baashaasho dadkana ay tusiso farxadeeda.hada waxay diyaarsanaysaa qalabkeeda EP"MamyRock" ay u isticmaalihi laheed xafladda kusoo wajahan ee bandhig-filmeedka ah ee kadhicidoonta halka lagu magacaabo villa Murano.

"Waxaan lahaa nolol dhalinyaronimo oo wanaagsan,waxan aadi jiray Ciyaaraha kala duwan,qoob ka ciyaarka ayaan aad uxiiseen jiray.waxa dhacdey in da'du iga daba timid oo aan waayelobay,maanse u hakan ee waxaan sii wadan jiray noloshaydii.habeen ayaa waxaa iyimid wiil yar o an Ayeyo u ahay kaasoo aan aad isugu dhaween,waxuu ii sheegay in ay tahay dhalashadiisii uuna ku xusayo nightkalaab kuyaalo london.waxuuna ii sheegay in aan kala soo qayb gali karo.markan imid meeshi waardiyashu imanay ogolaan inan gudbo..waa sax umanan dhigmin macaamiishooda,inyar kadib waxa isurta gashay inan galo.aad ayaan ula fajacay farqi wayn ayaan udhaxeeyay xafladahan tagi jiray.xiriir aad u wayn ayaa musiga iyo layrarka kadhaxeeyay,aad ayayna ii soo jiiteen..dhalinyaronimo bay igasheen......

Habeenkaa noloshayda ayaa ii muuqatay wax wayn ayuuna kabadalay...waqti badan ayaan haystay...oo waxaan ahaa Pension waxaan kala hadlay gabankaan Ayeyda u ahaa...wuuna ila yaabay...waxuu meeshaa igu baray..saaxiibkiis Fransiis ah ah oo director iyo produer-ba ah..dabadeed asaga iyo kooxdiisa ayaa waxay ii soo bandhigeen inan noqdo DJ..habeenta heesaha,iyo sawiradaba...aad ayay uwanaagsaneed.
Hada waxaan diyaar u ahay inan musig sameeyo si ay dadka jirkoodu u dhaqaajiyaan ama u cayaaraan".ayay tiri Ruth.








Warya Tv









