Hambalyo Dhalasho Farxad Leh Aabo Cabdiqani Cabdilaahi Axmed iyo Hooyo Xamda Axmed Cabdilaahi

Source: Reported By Ibraahim Abdirahman Qaasim
2010-03-07

 

1.      Jamaal Madar - Uk - London

2.      Ibraahim Abdirahman (Agaasimaha Africa Ee Waryatv)

3.      Maxamed Salaad Ali (M Salaad)

4.      Sahra Maxamed Ali (Sahra Ladan)

5.      Maxamed Xaaji Cabdilaahi Jaamac

6.      Siciid Abdilahi Kulmiye     (Nadaara)

7.      Maxamed Maxamud Haybe(M Taajir)

8.      Khadar Abdilaahi Axmed (Awr Liqe)

9.      Saleebaan Ibrahim Xaashi

10. Xamse Cali Bulbul

11. Cabdiladiif Sh Cismaan Maxamed (Shaah Liqe)

12. Maxamed Cawad Maxamed (Zergio)

13. Yaasin Xassan Cabdi

14. Najax Aadan Cunaaye

15.Kasim Abdulkadir ( WaryaTv Editor )


 

 

Dhamaan hawladeena Shabakada Waryatv  iyo masuuliyiinta kale ee kor ku xusani waxay tahniyad dhalasho wacan hawada u marinayaa wariye Cabdiqani Cabdilaahi Axmed (Asporo) iyo Xaaskiisa Xamda Axmed Cabdilaahi oo gabadhi ugu dhalatay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa 06/03/2010, waxaana loo bixiyey gabadhaasi yar Barwaaqo Cabdiqani Cabdilaahi (Ina Asporo).

Dhamaan bahda Waryatv iyo masuuliyiinta kale ee kor ku xusani waxay Barwaaqo Ilaahay uga baryayaan in uu ka dhigii tii dalkeeda, dadkeeda iyo diinteedaba anfacda Aamiin. Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com