Suqa kale ibsiga Hubka Sweden oo sare uu kacay Iyadoo Dadalal afrikan ah ka ibisay hub casri ah oo ay ka mid tahay Dawladda South africa
Suqa kal ibsiyga hubka oo sare uu kacay Marka labarbardhigo sanadkii 2008 taas oo fa’ido addun garaya 13.5 bilyan krono oo lacag ah ay ka heshay Inkasto Shaqo la’aan Fara badan ay ka jirto Dalka, Haddaba warbixintan oo lagu dabacay wargeyska ka soo baxaa Dalkan Sweden ayaa lagu shaaciyey dalalka ay isweden ay hubka ka ibisay sanadkii aan soo dhaafnay.
Dalalka ay hubka ka ibisay waxaa ugu horeya EU, South Africa iyo USA Warbixinta ayaa intaa ku dareysa in 53 % ay ka ibiyeen hubka wadamada EU, Norge , Iswiska.
Shanta dal ee sweden ay sii xawli ah ugu ibgeysay hubka intii lagu jiray sanadkii 2009 Waxaay kal yihin Nederland(2,5 billion kronor), Southafrika (1,7 billion), Pakistan (1,4 miljarder), Finland (1 billion) iyo ingiriska (900 million).India (901 milyan), Malaysia (129 billion) iyo Thailand (81 billion).
Isku soo wada duboo Warbixintan ayaa kusoo adeysa xili ay xukumaato edeymo dhanka mareynta dhaqalaha ay uga imanayso dadka shaqo la’aanta iyo shirkadaha dalka kuwii ugu caansana oo ay la Waregayaan dalal kale iyaado dhowr bilood uun uu inaga xigo ololaha Dorashada dalka ee afartiisano mar la qabto ayaa dadka siyaasad u dhunduleela ay ka warsugayaan sidey arrin noqon in kasto sida la sadalinayo ay mar kale ay dib ugu soo noqon donin xisbigaan hadda taladda haya.
WARYA TV









