Rachel oo Nabad Qabta

2010-03-14

WARYA TV- War ka soo baxay afhayeenka budhacda badeeda Cali Geedow  ayaa saaka xaqiijiyey in Rachel Paul aanay ahanyn qofka ay xabbadu ku dhacday balse ay tahay gabadh la joogtay.

 

Dagaal ka dhex qarxay budhcad badeeda awgeed ayaa Cali Geedow oo markaas ku sugnaa meel ka fog goobta lagu hayo Rachel Chandler lagu wargeliyey maalintii Jimcihii in ay xabbadi ku dhacday hase ahaatee waxa maanta caddaatay in qofka xabaddu ku dhacday ay tahay gabadh la joogtay Rachel, gabadhaas oo uu sheegay in dhaawac lugta ka soo gaadhay iyaduna ay haatan caafimaad qabto.

  In English

Rachel Chandler “Safe and Well”

WARYA TV

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com