Haweenay U Almiitaynaysa Qofta Dumarka Caalam-ka Ugu Buuran Oo Suuqyadda USA Cunooyin-ka Fudud Ka Dhamaysay
Haweenay u dhalatay Dalka Maraykanka oo ku Haminaysa inay noqoto Qofta Dumar-ka Caalam-ka ugu Buuran ayaa haatan iyadoo aad u buuran Xiratana dhar Nambarkoodu yahay XXXXXXXL waxaa ay Cunooyin-ka kuwaado Fudu ka dhamaysay Super Market-yadda yar yar ee Xaafadda ay dagantahay ku yiila iyadoona Dad oo Caruur u baddani ay Khaati ka taaganyihiin.

Haweenaydaan oo lagu Magacaabo Donna Simpson 42-sano jirna ah ayaa sheegtay inay doonayso inay noqoto Qofta Dumarka Caalam-ka ugu si ay ugu biirto Buugga Mucjisooyin-ka Caalam-ka ee Guinness World Records.

Donna Simpson ayaa 2007-ddii waxaa lagu daray Buugga Mucjisooyin-ka Caalamka iyadoo aheyd Gabadhha Aduun-ka buuran balse waxaa ay xilligaan doonaysaa inay noqoto tan Hablaha Caalam-ka Ugu Cayilan.

Waxaana ay doonaysaa inay Miisaankeeda oo aad aad u weyn ay sii 3 jibaarto waxaana Asbuucii ay ku adeegataa oo Cuno kaliya ku gadataa Lacag gaaraysa $750.
Sikastaba ha ahaatee Haweenaydaan ayaa Mucjiso ku noqotay Caalam-ka iyadoo horay loo arki jira Gabahd iscaatayso si ay u noqoto isneelo una soo jiidato indha Ragga Caalamka balse waa ay ka duwan tahay iyado oo Ninkeedu xitaa wuu ku taageersanyahay kor dhinta Hilibka Jirkeeda saaran.
Saciid C/llaahi Kulmiye ''Nadaara''
WaryaTv Nairobi-Office
nadaara@waryatv.com









