Taliye Bam Gacmeed Lagu Weeraray Bosaso

2010-08-29

 Kooxo Hubaysan ayaa Xalay Bam Gacmeed ku Weeraray Guri-ga Taliyaha ilaaladda Canshuuraha Gobalka Bari C/qaadir Axmed Kheyr.

Weerara-ka oo aan la garanayn cida gaysatay ayaa waxaa ka badbaaday Taliyaha iyadoona uu ku geeryooday mid ka mid ah ilaaladdiisa.

Magaaladda Bosaso ayaa Maalmihii dambe waxaa ku soo badanaya Weeraradda iyo Dilalka lagula kacayo Mas'uuliyiinta Gobalka Bari,Dadka Rayidka ah iyo Ciidamadda Booliis-ka.

WaryaTv Bosaso-Somalia

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com