Zlatan Ibrahimovic ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda AC Milan
Source: calanka
2010-08-29
Foto: TV4 SPORT
Kubad sameeyihii kooxda Barcelona Zlatan Ibrahimovic ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda AC Milan ee dalka Talyaaniga , aduun lacageed oo gaaraya 24-milyan oo Euro ayay Milan kula soo wareegtay laacibkaani u dhashay dalka swedan .