Jaliyada Somaliland ee dagan Jönköping iyo nawaaxigeeda
Tacsi:
Ina lillahi wa inna ilayhi raajicuun
Waxaa manta oo bisha ogas tahay 29 malin axada magalada Hargaysa ku geeriyooday mujahid kii waynaa Abdillahi Askar Barkhad Alla wayne
waxaanu tacsi u diraynaa Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii Marxuumka, waxaanu sidoo kale Ilaahay ugu baryaynaa
muj Abdillahi askar Barkhad in uu janadii fardawsana ka warabiyo Eebe
Muj
Abdilaahi Askar Barkhad oo ka mid ahaa saraakiishii sar sare ee
Ururkii Xaq u dirarka ee SNM.
waxaan tacsidan sigaara
ugu diraynaa reer kii uu ka baxay marxuunku marwo Kinsi Muse Ismail
iyo dhamaan caruurtiisa iyo Qaranka Somaliland dhamaantii
Waxaanu marlabaad leenahay ina lillahi wa inna ilayhi raajicuun Illahow marxuunka u dambidhaaf jandiina ka waraabi samir iyo iimana ka sii eheladiisa,asxaabtiisa iyo dhamaan qaranka Somaliland
Amiin amiin amiin amiin
Tacsidan waxaa diraaya dhamaan bulshada Somaliland ee dagan magalada Jönköping ee dalka Sweden iyo nawaaxigeeda









