Afduub-ka Burcad Badeeda Iyo Murugadda Xabsiyadda + Saiwro

2010-08-30


7 Burcad badeed Soomaali ah oo Dacwadooda laga Furay Maxakamad Ku Taal dalka Kenya.

Mid Kamid burcadbadeeda Soomaalida oo ciidamada faransiisku ka qabteen gacanka cadmeed kadibna ku wareejiyeen Ciidamada maamulka Puntland.January,29,2009

9 Burcadbadeed Soomaali ah oo ay ciidamada Mareykanku ku wareejiyeen maasuuliyiinta maamul Goboleedka Puntland,March,2,2009

Buracad Badeed Soomaali ah Oo ay Soo qabteen Ciidamada Jarmalaka oo Sugaya in Loo Gudbiyo Dalka Kenya,Talaado,10,March,2009

Buracad Badeedii Haystay Markabkii MV Faina ee Dalka Ukarine oo baarashuud lacag loogu Soo Gudbinayo.febuary,4,2009

burcad badeed Soomaali ah oo ay soo qabteena mariinska Kumandooska Faransiiska,KHamiis,Jan.29,2009

Burcad Badeed Soomaali ah OO gacanta U Galay Ciidamada Mariiniska Jarmalka,March,4,2009

Burcad badeed Soomaali ah ooo Ka cararaya Ciidamada Jarmalaka ee Ilaalinya Xeebaha Soomaaliya March,3,2009

Burcad Badeeda Soomaaliya Oo Gacanta Ku Dhigay Markabkii Hubka Siday Ee MV Faina

Burcadbadeed Soomaali ah Oo Dacwdoodu Ka Socoto Maxakamad Dalka Kenya.

Burcadbadeed Soomaali ah Oo Isku Dhiibaya Diyaaradaha Dagaalaka Mareykanka february,11,2009

Burcadbadeeda Soomaalida ah Oo 3 Milyan Oo Dolar Baarashuud Loogu soo Gudbinayo Si Looga Sii Daayo Markabka ay Haystaan.january.9,2009

Ciidamada Bada Ee Jarmalka Ee Ku Sugan Xeebaha Soomaaliya OO ka war helay in burcad badeed soomaali ah ay afduubi rabaan markab xamuulka qaada oo laga leeyahay dalka Jarmalka. March,4,2009

Ciidamada Comandooska France oo Xir xiray Sagaal Kamid ah Burcad badeeda Soomaaliya.january,27,2009

Ciidamada Faransiiska Oo Ilaalinaya Markab laga leeyahay Dalka Danmark Oo Maraya Xeebaha Soomaaliya january,11,2009

Ciidamada Ilaalada bada Ee Yaman oo Si qalad ah uu Shil uga Dhex Dhacy Iyaga Iyo Markab ay Leedahay Dowladda Jaban. April,22,2009

Ciidamada Mareykanka ee Ilaaliya Xeebaha Soomaaliya oo Hareereyay Burcadbadeed Soomaali ah february,11,2009

Ciidamo Faransiis ah iyo maxaabiis Burcadbadeed Soomaali ah oo doon wada saaran,Axad,January,4,2009

ciidamo Mareykan ah Oo Gacanta Ku Dhigay Burcadbadeed Soomaali ah ,febuary,12,2009

Diyaaradaha Faransiiska oo Dul Heehaabaya Gacanka Carbeed January,10,2009

Gudaha Markabka MV Faina ee Dalka Ukrine oo Burcad badeed soomaali ah Laga Soo badbaadiyay.febuary,13,2009

halokoptrada Dowlada Faransiiska Oo ilaalinaya Markiibta Ganacsiga Ee Maraya Gacanka cadmeed. January,11,2009

Kuwa Kamid ah 8 Burcadbadeed Soomali ah Oo La Horgeeyay Maxkamada sharciga Ee Bombasa Kanya

Markabii MV Faina ee Dalka Ukrine oo laga soo dayay burcad badeedii Soomaalida islamrkaana Si xor ah ku Soo Gaaray xeebta Bombasa ee Dalka Kenya.Febuary,12,2009



WaryaTv Nairobi-Kenya


Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com