Xisbiga Ucid Oo Magacaabay Xil Cusub

Source: Hussein677@hotmail.com
2010-09-01

Xisbiga Ucid Oo Magacaabay Xil Cusub

Canada (Waryatv),Xisbiga Ucid ayaa xubin gudoomiye Cusub u magacaabay laanta Kanada (Canada), waxaana loo doortay Ibraahim Wajaale in uu ahaado gudoomiyaha dhalinyarada xisbiga Ucid ee Kanada.

Qoraal laga soo saaray magacaabiga gudoomiyaha ayaa waxa uu u dhignaa seidan:-

XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY IBRAAHIN Wajaale GUDDOOMIYAHA DHALINYARA xisbiga Ucid EE Canada ( Kanada)

JAMHUURIYADA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفه

‘’THE RIGHTS WE ENJOY REFLECTS THE DUTIES WE OWE’’

2010-09-01Somaliland

_____________________________________________

Og:Faisal Ali waraabe

Presidential candidate and  chairman of
Justice&Welfare Party.(UCID)Rep. of Somaliland

Og: :Xoghayha Guud ee Xisbiga UCID Hargeysa

Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga UCID Hargeysa

Og: Gud: laanta Kanada

Ujeedoddo Magacaabid Xil

Sweden (UCID MEDIA)- Waxa lala socodsiinayaa dhammaan Guddida Fulinta iyo G/Dhexe ee xisbiga UCID in maanta oo ay taariikhdu tahay .2010/09/01

Mr:  IBRAAHIN Wajaale

in Loo Magacabey Guddoomiyaha Dhalinyaradà  xisbiga ucid ee laanta   Kanada

Sidaa darteed waxaa la farayaa dhamman lamaha ucid ee Wadanka Canada Iyo USA

iyo cida ay khuseyso warqadani in ay u fududeeyaan hawlihisa  shaqo.inshallaa

Gud: dhalinyarada xisbiga Ucid Ee  Canada

IBRAAHIN Wajaale

wajaale30@hotmail.com

Alla Mahad Leh

Hussein Abdi Dahir

Gudoomiyaha  Dhalinyarada Qorba joogta  Ee  xisbiga Ucid ; (somaliland)

Hussein677@hotmail.com

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID
Justice and Welfare Party UCID

حزب العداله والر

 

 

Xafiiska Wararka Ee Waryatv

Hargeysa/Somaliland

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com