Habeenka iida iyo Burco
Source: Reported by Qaasim
2010-09-02
Burco
(Waryatv.com), Habeenka Ciida waxaa loogu bushaaraynaa dhamaan dadweynaha ku
nool gobolka Togdheer in loo soo bandhi doono Shaw la magac baxay Beerqaad.
Waxaa
habeenkaa ku soo beer qaadi doona labada fanaan ee Gaandaa iyo Farxaan Badcas
Goobta
uu shaw-ga beerqaad ka dhacayaa waa Golden Start amd Hotel-kii hore lo odhan
jiray TICTANIC.
Qiimaha
lagu galayaa waa mid ku raali gelin doona ee ha moogaan Shaw-ga Beerqaad iyo
habeenka Ciida ee Burco.
Ibraahim Abdirahman Qaasim
Qaasim










