Zidane Oo Ka Dhex Muuqday Goobta Tabarka France

2010-09-03

Kabtankii hore ee xulka France Zinane ayaa dib loogu dhex arkay goobaha tababrka ee Xulka France kadib markii xulka France oo yeeshay macalin cuusb oo kana mid ahaa Ciyaartoygii 1998dii France u qaday koobka aduuka.

Saha lines up for training alongside Zidane
Zidane answers questions from the media



Zidane oo ku lebisan dharka ay tabarka ku qaataan xulka france ayaa ka soo dhex Muuqday ciyaartoyga xulka France ee tababrka qaadanaya kuwasoo isku diyaarinaya ka Qeyb galka tartanka is reeb reebka Euro 2012 oo si toos ah i bilowday.

Saha lines up for training alongside Zidane
Zidane shows off his skills

Taageeryaal xad dhaaf ah oo difoosayaal gaar ah u ah Zidane ayaa soo buux dhaafshay Garoonka ay tababarka ku qadanayeen ciyaartoyga xulka France sidoo kale goobta waxaa Soo buux dhaafshay warhaaninta caalimka oo waraysiyo gaar gar ah la yeelanaysa zidane isayga su aalihi ugu badnaana laweydiinaya ay ahayeen in uu xulka France dib ugu soo noqday iyo in kale?.

Zidane and Mexes show off their skills
Zidane shows off his skills


Zidane ayaa sheegay in xulka France uu yahay xul magac ku leh dunida isaga shaqsi ahaana uusan kusoo noqon ciyaaraha caalmiga ah balse kasoo qeybkalkisa tababarka xulka France ay tahay si uu dheera gelin ugu sameeyo ciyaartoyga xulka France ee ka qeyb galaya is reeb reebka koobka Euro 2012.

Zidane and Mexes show off their skills
Zidane signs autographs

 


Zidane ayaa ciyaartoyga xulka France ee ka qey galaya tartaansi ku booriyay in ay niyad wanag ku galaan ciyaarta si buu Yiri ay calanka iyo ciida Franceba u difaacaan oo aysan dhicin isku dhex yaacii ka dhex jiray tartankii koobka aduunka uusan dib usoo noqon.

Zidane answers questions from the media
Zidane signs autographs



Macalinka cuusb ee xulka France horayna ugu mid ahaa ciyaartoyga xulka France laurent Blanc ayaa Zidane ka codsaday in uu tabarka la qaato ciyaartoyga xulka France sidoo kale Waaxa tabarka dib loogu dhex arkay gool hayihii hore ee xulka France fabian Barthez oo isna soo xaadiray goobta tabarka.

Xulka France ayaa ciyaartooda ugu horeysa ee is reeb reebka koobka Euro 2012 la dheelo Doona xulka Belarus.

Tageerayasha xulka France ayaa badan kood usoo daasho tagay in ay mudo kadib arkaan kabtankoodi hore ee xulka France Zidane sameeyayna magaca ay hada France xulaka kale kula tartanto.
Xulka France oo sanadkii 1998di qaaday kobkii adunka labo sano kadib hantay koobkii Euro 2000 sanadkii 2006diina gaaray finalka koobka aduunka ayaa sanadkan 2010 ku fadeexoobay tartankasi markii ay kasoo kudbiwayeen wareegii hore.

Ciyaartoyga xulka France ayaa tartanka kusoo kordhiyay wax aan horay loga baran tartanka koobka aduunka oo ah is qab qabsi ixtiraam la'an amar diido iyo aflagado ay qaarkood u geysteen macalimiintooda.

Inta badan ciyaartoygii ka qeyb galay tartanka koobka aduunka waxa gaaxyo kulamo badan Dul saray xirirka kubada cagta ee dalka France.

Xassan Maxamed Aaden Kaysar
WaryaTv Nairobi-Kenya

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com