Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Oo Magacaabay Xubno Wasiiro Ah
Kilil 5 (Waryatv.com), Baarlamaanka Dawlada Deegaanka Somalida ee fadhigiisu yahay Kililka shanaad ee is maamulka somalida Iotobiya ayaa waxa uu qaatay kal fadhi mudo laba maalmood socday, kaas oo aakhirkii lagu meel mariyey xubno cusub oo noqon doona golaha wasiirada Dawlada Deegaanka Somalida
Kal fadhigaas kadib Maxaweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Md
Cabdi Maxamed Cumar ayaa soo saaray liiska wasiirada, kaas oo ay ugu
danbayntiina baarlamaanku ku meel mariyeen cod aqlabiyad ah
Liiska wasiirada cusub ayaa u dhigan sida
1. C/laahi
Yuusuf Weerar ----- Hogaanka Nabadgalyada & Cadaaladda
2. Cumar Xaaji ------------------ Wasiirka
Maaliyadda
3. Suldaan Wali --------------- Wasiirka Biyaha
4. C/raxmaan Sh. Maxamed (Gurey) ---Wasiirka
Waxbarashada
5. Dr. C/qaadir ----------------------- Wasiirka
Beeraha
6. Axmed Ibraahim Cabdi ----- Hanti-dhawrka Guud
7. C/laahi Cabdi Ciise -------------- Wasiirka
Cadaaladda
8. C/laahi Maxamed Mawlid ------ Wasiirka
Ganacsiga
9. Maxamed Faatax Horar ------ Wasiirka Maamulka
Shaqaalaha Dowladda
10. Ibraahim Cali ---------------- Wasiirka
Sports-ka
11. Axmed-deeq Maxamed ------ Wasiirka Dakhliga
12. Maxamed Nuur Gaade ----- Wasiirka Shaqaalaha
& Arrimaha Bulshada
13. Xabiib Maxamed Yuusuf ---- Wasiirka
Horumarinta Jidadka Miyiga
14. Maxamed Guuwe Bisle ----- Wasiirka Warfaafinta
15. C/qaadir Maxamed Faarax --- Wasiirka Kobcinta
Awoodaha
16. C/fataax Maxamed Xasan ----- Wasiirka
Madaxtooyada
17. Guulleed ------- Wasiirka Kahortaga &
Udiyaargarowga Masiibooyinka
ilaa iyo hada waxaa jira wasaarado kooban oo ka maqan liiska uu ku dhawaaqay madaxweynaha
dawlada deegaanka somalida, taas oo ilaa aan la ogayn xiliga dib loogu dhawaaqi
doono
Hargeysa/Somaliland









