Hargeysa:- Qiimaha Sarifka Lagacaha iyo Ascaarta Suqa

Source: Reported by Qaasim
2010-09-05

 Hargeysa (Waryatv.com), qiimaha sarifa lagacaha iyo maciishada magaalada Hargeysa ayaanu maanta oo Axad ah halka idiinku soo gudbin doonaa.

 

Qiimaha Sarifka

 

Sarifka Doolarka

Gacanta Hore

Gacanta Dambe

100 (Boqolka Doolar)

610,000

62,3000

100 (Boqolka Bir)

3,5000

3,7000

 Qiimaha Raashinka

 

Raashinka

Qiimihiisa

Barsiika  (Gadbada)

38 Doolar

Daqiiq (Gadbada)

36.5 Doolar

Sonokorta (Gadbada)

41 Doolar

Saliida (Toban Qaada)

12 Doolar

Saliida (Shan Litir Qaada)

6 Doolar

Baastada (Kartooka)

10 Doolar

Timirta (Tanaga)

16 Doolar

Caanaha (Niido-ga iyo Ancher)

16.5

 

Waryatv/Hargeysa

ibrahimqasim@waryatv.com

 

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com