Sharmaake Oo Nairobi Kula Kulmaya Saraakiil Caalamiya

2010-09-06

 Ra-iisul Wasaaraha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo Wafdi uu Hogaaminayay oo Shalay soo gaaray Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalkani Kenya ayaa la filayaa innuu Kullan la qaatay Saraakiil ka tirsan Beesha Caalam-ka.

Saraakiisha Caalamiga ah ayaa Cumar C/rashiid Cali Sharmaake kala hadli doona Arrimo dhowr ah oo ay ka midyihiin Aminiga iyo Dastuur-ka Cusub ee ay yeelanayso Soomaaliya.

Haddaba,Hay'adda UNDP ayaa la filayaa innuu Sharmaake sidoo kale kala hadlo Arrimaha Ciidamadda Soomaaliya iyo Dastuur-ka Cusub ee Khilaafku ka taaganyahay.

WaryaTv Nairobi-Kenya

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2012 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com