Golayaasha, Deegaanka, Guurtida iyo Wakiilada Oo Loo Sameeyey Mudo Kordhin
Hargeysa (Waryatv.com), Kal fadhi ay yeesheen
golaha guurtida
Kal fadhigan waxaa gudoominaayey Sh Axmed Fure
oo ah ku simaha gudoomiyaha golaha guurtida, waxaanu golaha ka hor akhriyey
warqada uu madaxweynuhu u soo gudbiyey ee ahayd in golayaasha qaranka loo
sameeyo mudo kordhin.
Ku simaha gudoomiyaha ayaa mudanayaasha ka
codsaday in cod loo qaado mudo kordhinta, waxaana ogolaaday 65 mudan, halka ay
ka aamuseen 2 mudane, gudoomiye ku xigeenkuna muu codayn.
Waxaana sidaas lagu meel mariyey in golaha
wakiilada
Golaha guurtida ayaa loo sameeyey mudo dhaaf,
waxaana ay noqonaysaa in mudo ka badan inta loo kordhiyey wakiilada ay xilka
sii hayaan, iyada oo tiro ahaan ku dhaw afar
sano iyo badh danbe.
Waa markii ugu horsay ee madaxweynaha
Gees kastaba marka aad ka eegto doorashooyinka
soo socda ayaa la filayaa inay dalka ka dhamaadka sanadka 2013-ka
Hargeysa/Waryatv
ibrahimqasim@waryatv.com









