Axmed Yuusuf Yaasin Oo Sheegay In Aan Sinba Loo Aqbali Kari Mudo Kordhinta Guurtida
Hargeysa (Waryatv.com), Xisbiga mucaarikd ah
ee UDUB ayaa ku tilmaamay mudo kordhinta loo sameeyey golayaasha Deegaanka,
guurtida iyo wakiilada mid baal marsan nidaamka dastuuriga ah, waxaa sidaas
daboolka ka qaaday ku simaha gudoomiyaha xisbiga UDUB Axmed Yuusuf Yaasin.
Waxaanu intaas ku daray in madaxweynaha
Ku simaha gudoomiyaha xisbiga UDUB Axmed
Yuusuf Yaain ayaa sidoo kale sheegay in arrinta mudo kordhintu ahayd mid loo
balansanaa oo seddexda xisbi qaran iyo koomishanku iska arki lahayeen, wuxuuna
sheegtay in mudo kordhintu ay tahay mid aan sinba loo aqbli Karin.
Waa markii ugu horsay ee xisbiga UDUB ka hadlo
mudo kordhinta uu guurtida ka dalbaday madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud
Siilaanyo in loo sameeyo seddexda gole, iyadoo ay jiraan dareeno kale oo ku
xeeran arrinta mudo kordhinta.
Ilaa hada koomishaka doorashooyinka
Hargeysa/Waryatv
ibrahimqasim@waryatv.com









