Takoorka Nidaamsan Ee lagu hayo Beesha Arab Isaaq ee Somaliland.

Beesha Arab Isaaq waxay illaa 2010kii la kulmaysay takoor iyo cunsuriyad salka ku haysa nacayb iyo cabsi isku lifaaqan Takoorkan nidaamsan ayaa beesha Arab loogu soo dhuuntay inĀ  ay deegaanadooda degenyihiin shakhsiyaadka taageera ururada Argagixisada ah, taaso loo samaystay hayado caalamiya oo diyaar u ah in ay dhaqaale iyo khibrad nolosha uga reebaan deegaanadaas, waliba … Continue reading Takoorka Nidaamsan Ee lagu hayo Beesha Arab Isaaq ee Somaliland.