Warbixin Sirdoon: Digniin Adag Oo Ay Somaliland U Dirtay Madaxda Mucaaradka

Digniin Degdeg Ah Oo Ku Socota Mucaaradka Somaliland:  Hawl-gallada Amniga Laascaanood Warbixin sirdoon oo si gaar ah loogu dusiyey shabakada waryatv.com ayaa daaha ka qaaday iska hor imaatin culus oo ka socda gudaha Somaliland. Waxa ay xukuumaddu digniin adag ka soo saaraysaa dhawaan in ay dambi tahay ka hadalka hawlgallada ciidan iyo la dagaallanka argagixisada. … Continue reading Warbixin Sirdoon: Digniin Adag Oo Ay Somaliland U Dirtay Madaxda Mucaaradka