Somali Reading1 month ago
Maxa ka jira in Turkigu hub ka iibiyay Israa’iil wakhtigan dagaalka Gaza?
Saraakiisha Turkiga ayaa beeniyay warar la daabacay oo ku saabsan in dalkaasi uu hub ka iibiyay Israa’iil inta uu socdo dagaalka Gaza. Arrintan ayaa timid kadib...